Shaxda rasmiga ah kulanka Serie A ee Kooxda Juventus iyo Bologna oo la shaaciyey… (Matthijs de Ligt oo…)

(Turin) 24 Jan 2021. Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ah ee ay garoonka ku soo geli doonaan galabta kooxaha Juventus iyo Bologna, kaasoo qeyb ka ah horyaalka Serie A.

Matthijs de Ligt ayaa dib ugu soo laabtay kursiga keydka, laakiin Dejan Kulusevski ayaa Cristiano Ronaldo kula midoobaya weerarka Kooxda Bologna.

SAFAFKA LABADA KOOXOOD OO DHAMMAYSTIRAN:-

Safka hore ee Juventus: Szczesny; Cuadrado, Bonucci, Chiellini, Danilo; McKennie, Arthur, Bentancur, Bernardeschi; Kulusevski, Ronaldo.

Keydka Juventus: Buffon, Pinsoglio, de Ligt, Demiral, Di Pardo, Dragusin, Frabotta, Ramsey, Chiesa, Rabiot, Fagioli, Morata.

Safka hore ee Bologna: Skorupski; De Silvestri, Tomiyasu, Danilo, Dijks; Schouten, Svanberg; Orsolini, Soriano, Vignato; Barrow.

Keydka Bologna: Da Costa, Breza, Hickey, Soumaoro, Paz, Dominguez, Sansone, Skov Olsen, Poli, Baldursson, Palacio.

Garsoore: Sacchi

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close