Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Manchester United iyo Liverpool ee tartanka FA CUP oo la shaaciyey

(Manchester) 24 Jan 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Manchester United iyo Liverpool ee tartanka FA CUP ayaa la shaaciyey

Kooxda Manchester United ayaa soo dhaweyn doonta naadiga Liverpool si ay u wada ciyaaraan kulan ka tirsan tartanka FA CUP.

Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ee ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Manchester United iyo Liverpool kulanka wareega afaraad ee tartanka FA CUP.

SAFAFKA RASMIGA EE LABADA KOOXOOD HALKAAN HOOSE KA EEG:-

Man United XI:

Liverpool XI:

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close