Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Southampton iyo Arsenal ee tartanka FA CUP oo la shaaciyey

(England) 23 Jan 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Southampton iyo Arsenal ee tartanka FA CUP ayaa la shaaciyey

Kooxda Southampton ayaa soo dhaweyn doonta naadiga Arsenal si ay u wada ciyaaraan kulan ka tirsan tartanka FA CUP.

Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ee ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Southampton iyo Arsenal ee tartanka FA CUP.

SAFAFKA RASMIGA EE LABADA KOOXOOD HALKAAN HOOSE KA EEG:-

Southampton XI:

Southampton starting XI: Forster, Walker-Peters, Bednarek, Stephens, Bertrand, Diallo, Ward-Prowse (c), Armstrong, Walcott, Ings, Adams. Subs: Lewis, Ramsay, Valery, Vokins, Chauke, Jankewitz, Watts, Long, Nlundulu.

Arsenal XI:

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close