Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Deportivo Alaves iyo Real Madrid ee horyaalka La Lig oo la shaaciyey

(Spain) 23 Jan 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Deportivo Alaves iyo Real Madrid ee horyaalka La Lig ayaa la shaaciyey
Kooxda Deportivo Alaves ayaa soo dhaweyn doonta naadiga Real Madrid si ay u wada ciyaaraan kulan ka tirsan horyaalka La Liga ee dalka Spain.
Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ee ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Deportivo Alaves iyo Real Madrid kulanka horyaalka La Liga.
SAFAFKA RASMIGA EE LABADA KOOXOOD HALKAAN HOOSE KA EEG:-
Alaves XI: Joselu, Laguardia, Edgar Méndez, Lejeune, Pina, Ximo Navarro, R. Battaglia, Pacheco, Duarte, Rioja, Aguirregabiria
Subs: Garcia, Perez, Jota Peleteiro, Burgui, Pons, Deyverson, Sivera, Marin, Rodriguez, Javi López, Sainz
Real Madrid XI: Modric, Benzema, Kroos, Hazard, Courtois, Casemiro, Varane, Vazquez, F Mendy, Asensio, Militao
Subs: Marcelo, Isco, Mariano, Odriozola, A. Lunin, Vinicius, Víctor Chust, Antonio Blanco, Altube
Gool FM.