Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Cheltenham Town iyo Man City ee tartanka FA CUP oo la shaaciyey

(England) 23 Jan 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Cheltenham Town iyo Manchester City ee tartanka FA CUP ayaa la shaaciyey
Kooxda Cheltenham Town ayaa soo dhaweyn doonta naadiga Manchester City si ay u wada ciyaaraan kulan ka tirsan tartanka FA CUP.
Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ee ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Cheltenham Town iyo Manchester City ee tartanka FA CUP.
SAFAFKA RASMIGA EE LABADA KOOXOOD HALKAAN HOOSE KA EEG:-
Cheltenham Town XI:
Manchester City XI:
Gool FM.