Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Man City iyo Aston Villa ee horyaalka Premier League oo la shaaciyey

(Manchester) 20 Jan 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Manchester City iyo Aston Villa ee horyaalka Premier League ayaa la shaaciyey.

Kooxda Manchester City ayaa soo dhaweyn doonta naadiga Aston Villa si ay u wada ciyaaraan kulan ka tirsan horyaalka Premier League ee dalka England.

Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ee ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Manchester City iyo Aston Villa ee horyaalka Premier League.

SAFAFKA RASMIGA EE LABADA KOOXOOD HALKAAN HOOSE KA EEG:-

Man City XI: Ederson, Walker, Dias, Stones, Cancelo, Rodrigo, Gundogan, De Bruyne (C), Bernardo, Foden, Sterling

Aston Villa XI: Martínez, Cash, Konsa, Mings, Targett, Luiz, Barkley, Traoré, Grealish, McGinn, Watkins

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close