Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Alcoyano iyo Real Madrid ee Copa del Rey oo la shaaciyey

(Spain) 20 Jan 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Alcoyano iyo Real Madrid ee Copa del Rey ayaa la shaaciyey
Kooxda Alcoyano ayaa soo dhaweyn doonta naadiga Real Madrid si ay u wada ciyaaraan kulan ka tirsan tartanka Copa del Rey.
Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ee ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Alcoyano vs Real Madrid ee tartanka Copa del Rey.
SAFAFKA RASMIGA EE LABADA KOOXOOD HALKAAN HOOSE KA EEG:-
Alcoyano XI:
Real Madrid XI:
Gool FM.