Day: January 20, 2021
-
England
Man United oo dib ugu soo laabatay hoggaanka horyaalka Premier League kaddib guul ay ka soo gaareen Fulham
(London) 21 Jan 2021. Kooxda kubadda cagta Manchester United ayaa dib ugu soo laabtay hoggaanka horyaalka Premier League kaddib markii ay…
Read More » -
Italy
Juventus oo ku guuleysatay Super Cup-ka Taliyaaniga kaddib markii ay garaacday Napoli xilli Ronaldo uu rikoor cusub sameeyay
(Italy) 21 Jan 2021. Waxaa goor dhow soo idlaatay ciyaartii kama dambeysta ee koobka Super Cup-ka dalka Taliyaaniga taasoo u dhexeysay…
Read More » -
England
Man City oo hoggaanka u qabatay horyaalka Premier League kaddib markii ay guul ka gaartay kooxda Aston Villa… +SAWIRRO
(Manchester) 20 Jan 2021. Manchester City ayaa garoonkeeda Etihad guul kaga gaartay kooxda Aston Villa, kaddib markii ay kaga adkaadeen 2-0,…
Read More » -
England
Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Fulham iyo Manchester United ee horyaalka Premier League oo la shaaciyey
(England) 20 Jan 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Fulham iyo Manchester United ee horyaalka Premier League ayaa la shaaciyey.…
Read More » -
Spain
Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Alcoyano iyo Real Madrid ee Copa del Rey oo la shaaciyey
(Spain) 20 Jan 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Alcoyano iyo Real Madrid ee Copa del Rey ayaa la shaaciyey…
Read More » -
Italy
Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Juventus iyo Napoli ee Supercoppa Italiana oo la shaaciyey
(Italy) 20 Jan 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Juventus iyo Napoli ee horyaalka Premier League ayaa la shaaciyey. Xafiiltanka…
Read More » -
England
Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Man City iyo Aston Villa ee horyaalka Premier League oo la shaaciyey
(Manchester) 20 Jan 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Manchester City iyo Aston Villa ee horyaalka Premier League ayaa la…
Read More » -
Champ' League
RASMI: Naadiga UEFA ee sanadka oo la soo saaray… (Ronaldo, Messi iyo Lewandowski oo hor kacaya kooxda & Neymar oo qayb ka ah)
(Yurub) 20 Jan 2020. Waxaa goor dhow lagu dhawaaqay 11-ka xiddig ee kusoo baxay kooxda ugu wanaagsan xiriirka UEFA ee sanadka…
Read More » -
England
Labo ka mid ah kooxaha ugu awoodda badan horyaalka Ingiriiska oo ku tartamaya saxiixa laacibka Wolves ee Adama Traore
(England) 20 Jan 2020. Kooxo badan oo ka dhisan qaaradda Yurub ayaa horraan baacsanayay laacibka garabka uga ciyaara kooxda Wolves ee…
Read More » -
Spain
Xiddig horay ugu soo ciyaaray Barcelona oo kashifay sababtii rasmiga ahayd ee ka dambeysay in la iibiyo Ronaldinho iyo Deco & doorkii uu Messi ku lahaa sheekadaas!
(Barcelona) 20 Jan 2020. Kooxda kubadda cagta ee Barcelona ayaa xagaagii 2008 iska iibisay xiddigihii kala ahaa Ronaldinho iyo Deco, kuwaasoo…
Read More »