Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Leicester City iyo Chelsea ee horyaalka Premier League oo la shaaciyey

(England) 19 Jan 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Leicester City iyo Chelsea ee horyaalka Premier League ayaa la shaaciyey.

Kooxda Leicester City ayaa soo dhaweyn doonta naadiga Chelsea si ay u wada ciyaaraan kulan ka tirsan horyaalka Premier League ee dalka England.

Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ee ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Leicester City iyo Chelsea ee horyaalka Premier League.

SAFAFKA RASMIGA EE LABADA KOOXOOD HALKAAN HOOSE KA EEG:-

Leicester XI: Schmeichel, Evans, Albrighton, Vardy, Tielemans, Castagne, Ndidi, Maddison, Justin, Barnes, W. Fofana

Subs: Ward, Pereira, Amartey, Ayoze Perez, Iheanacho, Soyuncu, Under, Choudhury, L. Thomas

Chelsea XI: Thiago Silva, Kovacic, Rudiger, E. Mendy, Abraham, Mount, Chilwell, Pulisic, Havertz, Reece James, Hudson-Odoi

Subs: Azpilicueta, Zouma, Jorginho, Emerson, Kepa, Christensen, Werner, Ziyech, Gilmour

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close