Day: January 19, 2021
-
England
Leicester City oo hoggaanka u qabatay horyaalka Premier League, kaddib markii ay guul ka gaartay kooxda Chelsea… +SAWIRRO
(England) 20 Jan 2021. Leicester City ayaa garoonkeeda King Power guul kaga gaartay kooxda Chelsea, kaddib markii ay kaga adkaatay 2-0,…
Read More » -
England
Maguire oo ka hadlay waxa ay Man United u baahan tahay si ay ugu guuleysato horyaalka Premier League
(Manchester) 19 Jan 2021. Daafaca kooxda Manchester United ee Harry Maguire ayaa ammaanay horumarka baaxada leh oo ay Red Devils ku…
Read More » -
England
Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Leicester City iyo Chelsea ee horyaalka Premier League oo la shaaciyey
(England) 19 Jan 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Leicester City iyo Chelsea ee horyaalka Premier League ayaa la shaaciyey.…
Read More » -
Spain
Tababare Zidane oo si RASMI ah u shaaciyey liiska 20-ka ciyaaryahan ee Real Madrid uu kala qeyb galayo kulanka Deportivo Alcoyano
(Madrid) 19 Jan 2021. Tababaraha kooxda Real Madrid ee Zinedine Zidane ayaa shaaciyay liiska 20-ka ciyaartoy ee uu ku shaqayn doono…
Read More » -
Spain
Lionel Messi oo ganaax la dul dhigay kaddib kaarkii roosaha uu qaatay kulankii Athletic Bilbao
(Madrid) 19 Jan 2021. Guddiga Tartamada ee Xiriirka Kubadda Cagta Spain ayaa maanta oo Talaado ah shaaciyay inay ganaax rasmi ah…
Read More » -
Spain
Muxuu ka yiri Zidane kulanka Deportivo Alcoyano & wararka Real Madrid la xiriirinaya David Alaba??
(Madrid) 19 Jan 2021. Tababaraha kooxda Real Madrid ee Zinedine Zidane ayaa qabtay shir jaraa’id oo uu kaga hadlay kulanka ay…
Read More » -
Italy
RASMI: Kooxda AC Milan oo ku dhawaaqday saxiixa Mario Mandzukic… (Lambarkee ayuu u xiran doonaa Milan?) + SAWIRRO
(Milan) 19 Jan 2021. Kooxda kubadda cagta AC Milan ayaa ku dhawaaqday saxiixa Mario Mandzukic. Kooxda iyo Weeraryahankan ayaa la…
Read More » -
England
Mesut Ozil oo diyaarad gaar ah oo Helicopter u qaadi doonto garoonka Kooxda Fenerbahce kaddib markii uu mushahar dhimis waali ah sameeyey
(İstanbul) 19 Jan 2021. Mesut Ozil ayaa la soo warinayaa in diyaarad gaar ah oo Helicppter ah u qaadi doonto…
Read More » -
Horyaallada
Muxuu Zlatan Ibrahimovic ka yiri in Kooxda AC Milan ay u dhaqaaqday soo xero gelinta Mario Mandzukic?
(Sardinia) 19 Jan 2021. Weeraryahanka Kooxda kubadda cagta AC Milan ee Zlatan Ibrahimovic ayaa wax laga weydiiyey sida uu u arko…
Read More » -
Germany
David Alaba oo tijaabada caafimaadka u maray Kooxda Real Madrid… (Goorma ayuu ku biirayaa Los Blancos?)
(Madrid) 19 Jan 2021. Sida wararku ay sheegayaan Kooxda kubadda cagta Real Madrid ayaa qarka u saaran inay la wareegto…
Read More »