Day: January 18, 2021
-
England
Arsenal oo garoonkeeda Emirates guul raaxo leh kaga gaartay kooxda Newcastle United… +SAWIRRO
(London) 19 Jan 2021. Arsenal ayaa garoonkeeda Emirates guul raaxo leh kaga gaartay kooxda Newcastle United, kaddib markii ay kaga adkaatay…
Read More » -
England
Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Arsenal iyo Newcastle United ee horyaalka Premier League oo la shaaciyey
(London) 18 Jan 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Arsenal iyo Newcastle United ee horyaalka Premier League ayaa la shaaciyey.…
Read More » -
England
Chelsea oo afduubaneysa xiddig bar-tilmaameed u ah Kooxaha Real Madrid iyo Man City
(London) 18 Jan 2021. Kooxda ka dhisan Galbeedka Magaalada London ee Chelsea ayaa isku diyaarineysa inay afduubato xiddig bar-tilmeed u…
Read More » -
Spain
Koeman oo ka hadlay guuldarradii ay Barcelona kala kulantay Athletic Bilbao kulankii Final-ka ee Spanish Super Cup
(Barcelona) 18 Jan 2021. Tababaraha Barcelona ee Ronald Koeman ayaa xaqiijiyay in guuldaradii kooxdiisa ka soo gaartay finalka Spanish Super Cup…
Read More » -
England
Jurgen Klopp oo muujiyay sida uusan ugu qanacsanayn barbarihii ay la galeen Manchester United
(Liverpool) 18 Jan 2021. Tababaraha kooxda Liverpool ee Jurgen Klopp ayaa muujiyay sida uusan ugu qanacsanayn barbarihii ay xalay la galeen…
Read More » -
Spain
Lionel Messi oo xalay qaatay kaarkii casaanka ahaa ee ugu horreeyey waayihiisa Kooxda Barcelona
(Barcelona) 18 Jan 2021. Weeraryahanka reer Argentine ee Lionel Messi ayaa xalay loo taagay kaarkiisii casaanka ahaa ee ugu horreeyey…
Read More » -
England
Waa kuwee labada Kooxood ee ku tartamaya saxiixa ciyaaryahanka PSG ee Angel Di Maria??
(Paris) 18 Jan 2021. Sida wararku ay sheegayaan labo kooxood oo waa weyn ayaa ku tartamaya saxiixa ciyaaryahanka naadiga PSG ee…
Read More » -
England
Muxuu ka yiri tababare Ole Gunnar Solskjær kulankii ay barbaraha la galeen kooxda Liverpool??
(Manchester) 18 Jan 2021. Tababaraha kooxda Manchester United ee Ole Gunnar Solskjær ayaa sheegay in kooxdiisa ay u qalantay inay hesho…
Read More » -
England
Horudhac: Arsenal vs Newcastle United… (Gunners oo indhaha ku haysa inay dib ugu soo laabato waddada guulaha ee Premier League)
(London) 18 Jan 2021. Kooxda kubadda cagta Arsenal ayaa indhaha ku haysa inay dib ugu soo laabto waddada guulaha ee…
Read More »