Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Inter Milan iyo Juventus ee horyaalka Serie A oo la shaaciyey

(Milano) 17 Jan 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Inter Milan iyo Juventus. ee horyaalka Serie A oo la shaaciyey.

Kulan weyn oo horyaalka Serie A ayuu marti gelin doonaa caawa garoonka Giuseppe Meazza, waxaana uu dhexmari doonaa Inter Milan iyo Juventus.

Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ee ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Inter Milan iyo Juventus. Kulanka la wada sugayo ee horyaalka Serie A.

SAFAFKA RASMIGA EE LABADA KOOXOOD HALKAAN HOOSE KA EEG:-

Inter Milan XI:

Image

Juventus XI:

Image

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close