Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Barcelona iyo Athletic Bilbao ee Final-ka Spanish Super Cup oo la shaaciyey

(Spain) 17 Jan 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Barcelona iyo Athletic Bilbao ee Final-ka Spanish Super Cup ayaa la shaaciyey.

Kooxaha Barcelona iyo Athletic Bilbao ayaa caawa isku qabanaya Final-ka Spanish Super Cup, iyadoo Tababare Ronald Koeman uu indhaha ku hayo inuu koobkiisii ugu horreeyey u gacan geliyo Blaugrana.

Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ee ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Barcelona iyo Athletic Bilbao kulanka Final-ka Spanish Super Cup.

SAFAFKA RASMIGA EE LABADA KOOXOOD HALKAAN HOOSE KA EEG:-

Barcelona XI:

Image

Athletic Bilbao XI:

Image

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close