Shaxda rasmiga ah kulanka adag Kooxaha Liverpool iyo Man United ee horyaalka Premier League oo la shaaciyey

(Liverpool) 17 Jan 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Liverpool iyo Manchester United ee horyaalka Premier League ayaa la shaaciyey.

Kooxda Liverpool ayaa soo dhaweyn doonta naadiga Manchester United si ay u wada ciyaaraan kulan ka tirsan horyaalka Premier League ee dalka England.

Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ee ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Liverpool iyo Manchester United ee horyaalka Premier League.

SAFAFKA RASMIGA EE LABADA KOOXOOD HALKAAN HOOSE KA EEG:-

Liverpool XI:

Man United XI:

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close