Shaxda rasmiga ah ee Kooxaha Fulham iyo Chelsea oo la shaaciyey… (Yaa safka hore ugu soo bilowday caawa Blues?)

(London) 16 Jan 2021. Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ah ee ay garoonka ku soo geli doonaan caawa Kooxaha Fulham iyo Chelsea ee horyaalka Premier League.

Kooxda macallin Lampard ee Blues ayaa marti u noqon doonta Fulham, waxaana kulankan safka hore ugu soo bilowday Ziyech, Pulisic, Mount iyo Giroud.

Haddaba halkaan hoose ka eeg safafka labada kooxood oo dhammaystiran:-

Safka hore ee Fulham: Areola, B. De Cordova-Reid, Ivan Cavaleiro, Tete, Andersen, Aina, H. Reed, T.Adarabioyo, Anguissa, A. Robinson, Lookman.

Keydka Fulham: D. Odoi, T. Ream, N. Kebano, M. Hector, J. Bryan, J. Onomah, M. Rodák, A. Kamara.

Safka hore ee Chelsea: Thiago Silva, Azpilicueta, Giroud, Kovacic, Jorginho, Rudiger, E. Mendy, Ziyech, Mount, Chilwell, Pulisic.

Keydka Chelsea: Zouma, Emerson, Kepa, Werner, Abraham, Havertz, Reece James, Hudson-Odoi, Gilmour.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close