Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Real Madrid iyo Athletic Bilbao ee tartanka Spanish Super Cup-ka oo la shaaciyey

(Madrid) 14 Jan 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka adag Kooxaha Real Madrid iyo Athletic Bilbao ee tartanka Spanish Super Cup-ka ayaa la shaaciyey.

Kooxda Real Madrid ayaa soo dhaweyn doonta naadiga Athletic Bilbao si ay u wada ciyaaraan kulanka wareega afar dhamaadka ee tartanka Spanish Super Cup-ka.

Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ee ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Real Madrid iyo Athletic Bilbao ee tartanka Spanish Super Cup-ka.

SAFAFKA RASMIGA EE LABADA KOOXOOD HALKAAN HOOSE KA EEG:-

Real Madrid XI:

Image

Athletic Bilbao XI:

Image

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close