Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Arsenal iyo Crystal Palace ee horyaalka Premier League oo la shaaciyey

(London) 14 Jan 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Arsenal iyo Crystal Palace horyaalka Premier League ayaa la shaaciyey.

Kooxda Arsenal ayaa soo dhaweyn doonta naadiga Crystal Palace si ay u wada ciyaaraan kulan ka tirsan horyaalka Premier League ee dalka England.

Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ee ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Arsenal iyo Crystal Palace ee horyaalka Premier League.

SAFAFKA RASMIGA EE LABADA KOOXOOD HALKAAN HOOSE KA EEG:-

Arsenal XI:

Crystal Palace XI:

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close