Day: January 14, 2021
-
Spain
Athletic Bilbao oo jaratay tikitka finalka Spanish Super Cup kaddib markii ay ka adkaatay Real Madrid… +SAWIRRO
(Madrid) 15 Jan 2021. Athletic Bilbao ayaa jaratay tikitka finalka Spanish Super Cup kaddib markii ay kaga adkaatay 1-2 kooxda Real…
Read More » -
England
Arsenal oo garoonkeeda Emirates barbardhac kula dhaafi weysay kooxda Crystal Palace…+SAWIRRO
(London) 15 Jan 2021. Arsenal ayaa garoonkeeda Emirates barbardhac kula dhaafi weysay kooxda Crystal Palace, kaddib markii ay ku kala baxeen…
Read More » -
Spain
Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Real Madrid iyo Athletic Bilbao ee tartanka Spanish Super Cup-ka oo la shaaciyey
(Madrid) 14 Jan 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka adag Kooxaha Real Madrid iyo Athletic Bilbao ee tartanka Spanish Super Cup-ka ayaa…
Read More » -
England
Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Arsenal iyo Crystal Palace ee horyaalka Premier League oo la shaaciyey
(London) 14 Jan 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Arsenal iyo Crystal Palace horyaalka Premier League ayaa la shaaciyey. Kooxda Arsenal…
Read More » -
England
Arsenal oo si lama filaan ah lala xiriirinayo mid ka mid ah tababarayaasha ugu wanaagsan Premier League
(London) 14 Jan 2021. Wargeysyada gudaha dalka England ayaa waxay shaaca ka qaadeen in mid ka mid ah tababarayaasha ugu wanaagsan…
Read More » -
England
Gary Neville oo muujiyay sida uu ula yaabay natiijooyinka kooxda Manchester United
(Manchester) 14 Jan 2021. Kooxda kubadda cagta Manchester United ayaa la wareegtay hoggaanka horyaalka Premier League, kaddib markii ay garoonka Turf…
Read More » -
Italy
Kooxda AC Milan oo la kulantay Wakiilka Weeraryahan ay doonayso inay dib ugu soo celiso dalka Talyaaniga
(Milan) 14 Jan 2021. Wararku waxa ay sheegayaan maanta in Kooxda kubadda cagta AC Milan ayaa 24-ka saac ee la…
Read More » -
England
Waa kuwee Afarta Kooxood ee indhaha ku haya saxiixa xiddiga Arsenal ee Lucas Torreira??
(London) 14 Jan 2021. Sida wararku ay sheegayaan afar kooxood ayaa indhaha ku haya saxiixa xiddiga Naadiga Arsenal ee Lucas Torreira.…
Read More » -
England
Kooxda Arsenal oo xiiseynaysa saxiixa goolhayaha Barcelona… (Miyaa la dirayaa Bernd Leno?)
(London) 14 Jan 2021. Sida wararku ay sheegayaan kooxda kubadda cagta Arsenal ee ka dhisan Ingiriiska ayaa xiiseynaysa saxiixa Goolhayaha Naadiga…
Read More » -
Spain
Iska illow Zidane iyo Perez, waa kuma shaqsiga kaliya ee Sergio Ramos kusii heyn kara kooxda Real Madrid?
(Madrid) 14 Jan 2021. Kabtanka kooxda Real Madrid ee Sergio Ramos ayaa lagu soo warramayaa inuu xiiso badan ka helayo kooxaha…
Read More »