Chelsea, Man City, Inter, Juve & Kulamada maanta iyo caawa la ciyaarayo ee FA Cup, La Liga, Serie A & Bundesliga

(Yurub) 10 Jan 2021. Kulammo ka tirsan tartanka FA Cup-ka ayaa caawa iyo maanta la ciyaarayaa si la mid ah horyaallada waa weyn ee qaaradda Yurub qaarkood sida La Liga – Spain, Serie A- Italy iyo Bundeliga- Germany.

FA Cup-ka haddii aan ka bilowno waxaa kooxaha waa weyn ee ciyaaraya ka mid ah Chelsea iyo Manchester City, sidoo kale Jose Mourinho kooxda uu hoggaamiyo ee Tottenham aya dheeleysa.

FA Cup:-

04:30 Galabnimo Barnsley vs Tranmere Rovers

04:30 Galabnimo Bristol City vs Portsmouth

04:30 Galabnimo Chelsea vs Morecambe

04:30 Galabnimo Cheltenham Town vs Mansfield Town

04:30 Galabnimo Crawley Town vs Leeds United

04:30 Galabnimo Manchester City vs Birmingham City

08:00 Habeennimo Marine vs Tottenham Hotspur

10:45 Habeennimo Newport County vs Brighton & Hove Albion

SPAIN – LALIGA SANTANDER

04:00 Galabnimo Levante vs Eibar

06:15 Maqribnimo Cadiz vs Deportivo Alaves

11:00 Habeennimo Real Valladolid vs Valencia

ITALY – SERIE A

02:30 Duhurnimo Roma vs Inter

05:00 Galabnimo Hellas Verona vs Crotone

05:00 Galabnimo Parma Calcio 1913 vs Lazio

05:00 Galabnimo Udinese vs SSC Napoli

08:00 Habeennimo Fiorentina vs Cagliari

10:45 Habeennimo Juventus vs Sassuolo

GERMANY – BUNDESLIGA

05:30 Galabnimo Augsburg vs VfB Stuttgart

08:00 Habeennimo Arminia Bielefeld vs Hertha Berlin

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close