Day: January 10, 2021
-
England
Timo Werner oo ugu dambeyn soo gabagabeeyey gooldhalin la’aantiisii kaddib markii uu maanta shabaqa ka soo taabtay Morecambe
(London) 10 Jan 2021. Weeraryahanka kooxda Chelsea ee Timo Werner ayaa soo gabagabeeyey muddo uusan gool dhalin, waxaana uu maanta shabaqa…
Read More » -
England
Chelsea iyo Man City oo iska xaadiriyey wareegga afaraad ee FA Cup-ka & Guud ahaan natiijooyinka kulammadii maanta laga ciyaaray tartankan
(Yurub) 10 Jan 2021. Kooxaha Chelsea iyo Manchester City ayaa iska xaadiriyey wareegga afaraad ee FA Cup-ka kaddib markii ay guulo…
Read More » -
Spain
Taageerayaasha Real Madrid oo ka walaacsan Karim Benzema… (Xaalad noocee ah ayuu ku jiraa xiddigan?)
(Madrid) 10 Jan 2021. Naadiga Real Madrid ayaa xalay booqatay kooxda Osasuna, waxaana ciyaartaas lagu ciyaaray jawi aad u qabow, iyadoo…
Read More » -
England
Chelsea oo Manchester United kula dagaallameysa saxiix laacib ka tirsan qaranka Faransiiska
(London) 10 Jan 2021. Waxaa furan suuqa kala iibsiga ee bisha Jannaayo, iyadoo kooxaha qaaradda Yurub ay isu diyaarinayaan sameynta saxiixyo…
Read More » -
England
Macallinka cusub ee PSG, Mauricio Pochettino oo markaan doonaya xiddig sare oo ka tirsan Kooxda Man United
(Manchester) 10 Jan 2021. Sida wararku ay tilmaamayaan macallinka cusub ee Paris Saint-Germain, Mauricio Pochettino ayaa markaan doonaya inuu la…
Read More » -
England
Chelsea, Man City, Inter, Juve & Kulamada maanta iyo caawa la ciyaarayo ee FA Cup, La Liga, Serie A & Bundesliga
(Yurub) 10 Jan 2021. Kulammo ka tirsan tartanka FA Cup-ka ayaa caawa iyo maanta la ciyaarayaa si la mid ah…
Read More »