Shaxda rasmiga ah ee kulanka Granada vs Barcelona oo la soo saaray… (Messi, Griezmann iyo Dembele oo weerarka Barca kusoo billawday)

(Granada) 09 Jan 2021. Waxaa goor dhow billaaban doonta ciyaarta xiisaha badan ee ui dhexeysa kooxaha Granada iyo Barcelona.

Kulankan ayaa ka tirsan horyaalka La Liga, waxaana ay ka billaabaneysaa ciyaarta garoonka kooxda Granada ee Nuevo Estadio de Los Cármenes.

Labada koox ayaa soo saaray safafkooda rasmiga ah ee ciyaartan, waxaana Barcelona ay raadineysaa guusheedii saddexaad oo xiriir ah billawga sanadkan.

Haddaba halkan hoose ka eeg safafka rasmiga ah ee ay labada tababare kusoo billaabeen ciyaarta:-

Granada XI:- Soldado, Montoro, Germán Sánchez, Foulquier, D. Machís, Antonio Puertas, Rui Silva, Duarte, Y. Eteki, Y. Herrera, Carlos Neva

Keydka:- Molina, R. Azeez, Fede Vico, Luis Milla, Kenedy, Vallejo, Aarón Escandell, L. Suárez, N. Perez, Alberto Soro, Arnau Fàbrega, Pepe Sánchez

Barcelona XI: Messi, Alba, Busquets, Griezmann, Ter Stegen, Dembele, De Jong, R. Araújo, Dest, Óscar Mingueza, Pedri

Keydka:- Pjanic, Neto, Braithwaite, Umtiti, Firpo, Pena, Trincão, Matheus Fernandes, Riqui Puig, Ilaix Moriba, K. De La Fuente

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close