Shaxda rasmiga ah ee Kooxaha Manchester United iyo Watford oo la shaaciyey… (Ole oo ku soo bilaabay koox uu kabtan u yahay Mctominay)

(Manchester) 09 Jan 2021. Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ah ee ay garoonka ku soo geli doonaan caawa kooxaha Manchester United iyo Watford.

Kulankan oo ka tirsan kulammada wareegga saddexaad ee FA Cup-ka ayaa ka dhacaya garoonka Old Trafford.

Macallin Ole Gunnar Solskjaer ayaa safkiisa hore ku soo wada bilaabay xiddigihii kursiga ekydka camirijiray sida Lingard,Van De Beek, Mata kuwo kale.

Waxaana kulankan kooxda Man United kabtan u ah xiddiga khadka dhexe ee Scott McTominay, waana markii ugu horreysay oo uu kabtan u noqdo Scott kooxda Manchester United.

Haddaba halkaan hoose ka eeg safafka rasmiga ah ee ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Man United iyo Watford oo dhammaystiran:-

Man United XI:

Watford XI: Bachmann, Navarro, Serralta, Troost-Ekong, Masina, Sarr, Chalobah (c), Hughes, Zinckernagel, Joao Pedro, Gray.

Keydka Watford: Foster, Ngakia, Wilmot, Sema, Dalby, Barrett, Hungbo, Crichlow, Phillips

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close