Day: January 9, 2021
-
England
Man United oo garoonkeeda Old Trafford guul kaga gaartay Watford, iskana xaadirisay wareegga xiga ee tartanka FA Cup-ka
(Manchester) 09 Jan 2021. Kooxda kubadda cagta Manchester United ayaa iska xaadirisay wareegga xiga ee tartanka FA Cup-ka kaddib guul…
Read More » -
Horyaallada
Kooxda Real Madrid oo hal dhibic kala soo laabtay Garoonka El Sadar oo ay booqatay
(Osasuna) 09 Jan 2021. Kooxda kubadda cagta Real Madrid oo hal dhibic kala soo laabtay naadiga Osasuna oo ay booqatay. Kulankan…
Read More » -
England
Arsenal oo garaacday Newcastle United iyadoo u gudubtay wareegga xiga ee FA Cup-ka
(London) 09 Jan 2021. Kooxda kubadda cagta ee Arsenal ayaa guul ay u rafaadday ka gaartay naadiga Newcastle United, waxaana ay…
Read More » -
Horyaallada
Kooxda Barcelona oo guul weyn ka soo gaartay Granada oo ay booqatay, xilli Lionel Messi uu labo jeer shabaqa soo taabtay
(Granada) 09 Jan 2021. Kooxda kubadda cagta Barcelona ayaa guul weyn kala soo laabtay naadiga Granada oo ay booqatay kulan qeyb…
Read More » -
England
Shaxda rasmiga ah ee Kooxaha Manchester United iyo Watford oo la shaaciyey… (Ole oo ku soo bilaabay koox uu kabtan u yahay Mctominay)
(Manchester) 09 Jan 2021. Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ah ee ay garoonka ku soo geli doonaan caawa kooxaha Manchester United…
Read More » -
Horyaallada
Shaxda rasmiga ah kulanka horyaalka La Liga ee Kooxaha Osasuna iyo Real Madrid oo la shaaciyey… (Hazard oo ku bilowday)
(Pamplona) 09 Jan 2021. Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ah ee ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Osasuna iyo…
Read More » -
England
Shaxda rasmiga ah kulanka FA Cup-ka ee Kooxaha Arsenal iyo Newcastle United oo la shaaciyey… (Cedric & David Luiz oo safka Gunners ku bilowday)
(London) 09 Jan 2021. Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ah oo ay garoonka ku soo geli doonaan caawa kooxaha Arsenal iyo…
Read More » -
Spain
Shaxda rasmiga ah ee kulanka Granada vs Barcelona oo la soo saaray… (Messi, Griezmann iyo Dembele oo weerarka Barca kusoo billawday)
(Granada) 09 Jan 2021. Waxaa goor dhow billaaban doonta ciyaarta xiisaha badan ee ui dhexeysa kooxaha Granada iyo Barcelona. Kulankan ayaa…
Read More » -
England
Maxaa hor taagan inay Arsenal u fasaxdo Mesut Ozil ku biirista naadiga Fenerbahce?
(London) 09 Jan 2021. Waxaa dhowaan la baahiyay in Mesut Ozil uu heshiis la gaaray kooxda Fenerbahce, isla markaasna uu si buuxdo…
Read More » -
England
Suxufi Fabrizio Romano oo shaaciyay labada xiddig ee Liverpool kaga muhiimsan Mohamed Salah inay heshiiska u kordhiso
(Liverpool) 09 Jan 2021. Sida laga soo xiganayo wariye ka faallooda arrimaha suuqa kala iibsiga ciyaartoyda qaaradda Yurub ee Fabrizio Romano, Mohamed Salah…
Read More »