Day: January 7, 2021
-
Horyaallada
Toni Kroos oo uu mid gaar ah u yahay kulanka Sabtida ka dhacaya garoonka El Sadar
(Madrid) 07 Jan 2021. Laacibka khadka dhexe ee Kooxda Real Madrid, Toni Kroos ayuu mid gaar ah u yahay kulanka…
Read More » -
Horyaallada
Tababaraha Kooxda Real Madrid ee Zinedine Zidane oo aan u safri doonin kulanka Osasuna… (Miyuu haleelay Korona Fayras?)
(Madrid) 07 Jan 2021. Zinedine Zidane ayaan ka qeyb qaadanin tababarkii maanta oo Khamiis ah ee Real Madrid, kaddib markii…
Read More » -
Horyaallada
Kaddib markii uu xalay labo gool ku soo dhaliyey garoonka San Mames, Lionel Messi oo fikta sare ka soo galay tartanka loogu jiro Pichichi Trophy
(Bilbao) 07 Jan 2021. Lionel Messi ayaa labo jeer shabaqa soo taabtay kulankii xalay kooxdiisa Barcelona ay 3-2 uga soo…
Read More » -
England
Daafaca Manchester United ee Marcos Rojo oo heshiis la gaaray kooxdiisa xigta ee uu ku biiri doono
(Manchester) 07 Jan 2021. Sida wararku ay sheegayaan daafaca Manchester United ee Marcos Rojo ayaa heshiis la gaaray kooxdiisa cusub…
Read More » -
England
WAR CUSUB: Tababaraha Chelsea ee Frank Lampard oo doonaya inuu noqdo Macallinka Kooxda Barcelona
(Madrid) 07 Jan 2021. Macallinka Kooxda Chelsea ee Frank Lampard ayaa indhaha ku haya inuu noqdo tababaraha kooxda Barcelona mustaqbalka fog,…
Read More » -
Spain
Tababare Diego Simeone oo ka dhawaajiyey inuu ka tagi karo Kooxda Atletico Madrid dhammaadka xilli ciyaareedkan
(Madrid) 07 Jan 2021. Kaddib markii laga reebtay tartanka Copa Del Rey Tababare Diego Simeone ayaa ka dhawaajiyey in uu…
Read More » -
England
Kooxda Liverpool oo ku soo biirtay tartanta loogu jiro saxiixa Kabtanka Real Madrid ee Sergio Ramos
(Liverpool) 07 Jan 2021. Kooxda kubadda cagta Liverpool ayaa la soo warinayaa inay ku soo biirtay tartanka loogu jiro saxiixa…
Read More » -
England
Manchester United oo la ogaaday lacagta ay u baahnaan doonto inay bixiso si ay ula soo wareegto Jack Grealish
(Manchester) 07 Jan 2021. Kooxda kubadda cagta Manchester United ayaa la ogaaday lacagta ay u baahnaan doonto inay bixiso si ay…
Read More » -
England
Man City vs Tottenham: Goorma ayaa la ciyaarayaa Final-ka Carabao Cup?… Maxayse ahayd sababtii ay xalay dhammaan xiddigaha Man City u xirteen lambarka 8-aad?
(Manchester) 07 Jan 2021. Manchester City ayaa xalay guul ka soo gaartay Manchester United, waxaana ay final-ka tartanka Carabao Cup ku…
Read More » -
France
Kooxda AC Milan oo indhaha la raacaysa saxiixa Florian Thauvin… (Booskee ayuu ka ciyaaraa?)
(Milan) 07 Jan 2021. Kooxda kubadda cagta AC Milan ee dalka Talyaaniga ayaa la soo warinayaa inay doonayso saxiixa Florian…
Read More »