Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Athletic Bilbao iyo Barcelona ee horyaalka La Liga oo la shaaciyey

(Bilbao) 06 Jan 2021. Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ah oo ay garoonka ku soo geli doonaan caawa Kooxaha Athletic Bilbao iyo Barcelona ee horyaalka La Liga.

Messi, Dembele & Griez ayaa Barcelona weerarka ugu bilowday kulankan, iyadoo sidoo kale uu safkeeda ku jiro Araujo.

Halkaan hoose ka eeg safafka rasmiga ee ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Athletic Bilbao iyo Barcelona ee horyaalka La Liga.

SAFAFKA RASMIGA EE LABADA KOOXOOD HALKAAN HOOSE KA EEG:-

BILBAO XI:

Image

BARCA XI:

Image

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close