Shaxda rasmiga ah kulanka adag ee Kooxaha Man United iyo Man City ee Afar dhammaadka EFL Cup oo la shaaciyey… (Yaa u gudbi doona caawa Final-ka tartankan?)

(Manchester) 06 Jan 2021. Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ah ee ay garoonka ku soo geli doonaan caawa Kooxaha Manchester United iyo Manchester City ee afar dhammaadka EFL Cup.

Goolhaye Dean Henderson & Daafaca Lindelof ayaa Man United safka hore ugu bilowday kulankan derbiga ah.

Labada kooxood ayaa mid waliba waxa ay doonaysaa inay iska xaadiriso Final-ka EFL Cup-ka, waxaana Man United iyo Man City kooxdii caawa gudubta ay kama dambeysta tartankan la ciyaari doontaa Tottenham oo uu hoggaaminayo Macallin Jose Mourinho.

SAFAFKA RASMIGA EE LABADA KOOXOOD HALKAAN HOOSE KA EEG:-

SAFKA HORE EE MAN UNITED: Henderson, Wan-Bissaka, Lindelof, Maguire, Shaw, McTominay, Pogba, Fred, Fernandes, Rashford, Martial.

SAFKA HORE EE MAN CITY: Steffen, Cancelo, Stones, Dias, Zinchenko, Fernandinho (C), Gundogan, De Bruyne, Mahrez, Foden, Sterling.

KEYDKA MAN CITY: Trafford, Walker, Jesus, Aguero, Rodrigo, Mendy, Nmecha, Harwood-Bellis, Mbete.

Image

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close