RASMI: Safafka rasmiga ee ah kulanka AC Milan vs Juventus oo la soo saaray

(Milano) 06 Jan 2021. Waxaa goor dhow billaaban doonto ciyaarta xiisaha badan ee u dhexeysa kooxaha AC Milan iyo Juventus.

Kulankan ka dhacay garoonka San Siro ee magaalada Milano isla markaasna ah kan ugu xiisaha badan toddobaadkan ayaa marti galinaya xiddigo waaweyn oo labada dhinac ka kala tirsan.

Labada tababare ayaa garoonka kusoo billaabay safafkooda ugu awoodda badan oo ay heli karaan caawa, waxaana Milan oo hoggaanka Serie A heysa ay wajaheysaa xiddiga ugu sarreeya horyaalka Talyaaniga ee Cristiano Ronaldo kaasoo Juve u ciyaaraya.

Haddaba halkan hoose kaga bogo safafka rasmiga ah ee labada koox iyo xiddigaha keydka u fadhiya:-

Milan: G. Donnarumma; Dalot, Kjaer, Romagnoli, Theo Hernandez; Calabria, Kessie; Castillejo, Calhanoglu, Hauge, Leao

Keydka Milan: Tatarusanu, Conti, Duarte, Kalulu, Musacchio, Brahim Diaz, Frigerio, Colombo, Maldini

Juventus: Szczesny; Danilo, De Ligt, Bonucci, Frabotta; Chiesa, Bentancur, Rabiot, Ramsey; Dybala, Ronaldo

Keydka Juventus: Buffon, Pinsoglio, Demiral, Chiellini, Arthur, McKennie, Di Pardo, Portanova, Fagioli, Kulusevski, Bernardeschi, Da Graca

Garsoore: Irrati

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close