Day: January 6, 2021
-
Horyaallada
Kooxda Barcelona oo guul ka soo gaartay Athletic Bilbao oo ay booqatay xilli labo jeer uu shabaqa soo taabtay Lionel Messi
(Bilbao) 06 Jan 2021. Kooxda kubadda cagta Barcelona ayaa guul ka soo qaadatay naadiga Athletic Bilbao oo ay booqatay kulan qeyb…
Read More » -
Horyaallada
Juventus oo soo gabagabaysay guuldarro la’aantii AC Milan kaddib markii ay ku soo garaaceen garoonka San Siro
(Milan) 06 Jan 2021. Kooxda kubadda cagta Juventus ayaa soo gabagabaysay guuldarro la’aantii AC Milan kaddib markii ay 3-1 ku…
Read More » -
England
Manchester City oo iska xaadirisay Final-ka EFL Cup kaddib markii ay Man United ku soo garaaceen garoonka Old Trafford
(Manchester) 06 Jan 2021. Manchester City ayaa iska xaadirisay Final-ka tartanka EFL Cup kaddib markii ay garoonka Old Trafford ku soo…
Read More » -
Horyaallada
Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Athletic Bilbao iyo Barcelona ee horyaalka La Liga oo la shaaciyey
(Bilbao) 06 Jan 2021. Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ah oo ay garoonka ku soo geli doonaan caawa Kooxaha Athletic…
Read More » -
England
Shaxda rasmiga ah kulanka adag ee Kooxaha Man United iyo Man City ee Afar dhammaadka EFL Cup oo la shaaciyey… (Yaa u gudbi doona caawa Final-ka tartankan?)
(Manchester) 06 Jan 2021. Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ah ee ay garoonka ku soo geli doonaan caawa Kooxaha Manchester United…
Read More » -
Italy
RASMI: Safafka rasmiga ee ah kulanka AC Milan vs Juventus oo la soo saaray
(Milano) 06 Jan 2021. Waxaa goor dhow billaaban doonto ciyaarta xiisaha badan ee u dhexeysa kooxaha AC Milan iyo Juventus. Kulankan…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
WAX KA OGOW: Micnaha shaabaddiisa, sababta uu u xirtay lambarka 18-aad ee Man United & xiriirka ka dhexeeya Bruno Fernandes iyo lambarka siddeed(8)
(Manchester) 06 Jan 2021. Laacibka kooxda Manchester United ee Bruno Fernandes ayaa soo caga dhigtay dalka Ingiriiska bishii January ee 2020,…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Manchester City oo xaqiijisay saddex kiis oo cusub oo la xiriira Korona Fayras
(Manchester) 06 Jan 2021. Naadiga Manchester City oo la dhibaatooneyso saameynta xanuunka Korona Fayras oo ku soo xoogeystay England ayaa maanta…
Read More » -
England
Georginio Wijnaldum oo iska diiday heshiis cusub oo ay usoo bandhigtay Liverpool… (Kooxdee ayuu doonayaa inuu ku biiro?)
(Liverpool) 06 Jan 2021. Waxaa gabo gabo ku dhow qandaraaska Georginio Wijnaldum uu kula joogo kooxda Liverpool, kaasoo dhici doona xagaaga, waxaana…
Read More » -
England
Mesut Ozil oo heshiis la gaaray kooxdiisa xigta… (Goormee ayuu la midoobi doonaa naadigiisa cusub?)
(London) 06 Jan 2021. Mesut Ozil waqtigiisii Arsenal ayaa u muuqda mid guud ahaan idlaaday kaddib markii la soo wariyay inuu…
Read More »