Day: January 4, 2021
-
England
Southampton oo garoonkeeda St. Mary’s guul kaga gaartay kooxda Liverpool… +SAWIRRO
(Southampton) 04 Jan 2021. Southampton ayaa garoonkeeda St. Mary’s guul kaga gaartay kooxda Liverpool, kaddib makii ay kaga adkaatay 1-0, xilli…
Read More » -
England
Shaxda rasmiga ah kulanka adage e Kooxaha Southampton iyo Liverpool ee horyaalka Premier League oo la shaaciyey
(Southampton) 04 Jan 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka adag Kooxaha Southampton iyo Liverpool horyaalka Premier League ayaa la shaaciyey. Kooxda Southampton…
Read More » -
Germany
Suxufiga caanka ah ee Fabrizio Romano oo sheegay kooxda uu ku biirayo David Alaba haddii uu ka tago Bayern Munich
(Yurub) 04 Jan 2021. Saxafiga caanka ah ee Fabrizio Romano ayaa tilmaamay in daafaca kooxda Bayern Munich ee David Alaba…
Read More » -
England
Lionel Messi oo laga waayey Shaxda 11-ka xiddig ee ugu fiicnaa 2020 oo ay ku dhawaaqay L’Equipe & Ramos kaligiis oo ka socda horyaalka La Liga
(Yurub) 04 Jan 2021. Jariiradda ka soo baxda Waddanka Faransiiska ee L’Equipe ayaa ku dhawaaqay shaxda 11-ka ciyaaryahan ee ugu fiicnaa…
Read More » -
England
Cristiano Ronaldo oo ceebeystay dhammaan 20-ka Kooxood ee haatan ka ciyaara horyaalka Premier League
(Turin) 04 Jan 2021. Cristiano Ronaldo ayaa ceeb dhexda ka istaajiyey kooxaha haatan ka ciyaara horyaalka Premier League. Weeraryahanka Kooxda…
Read More » -
Spain
Waa kee daafaca ay Kooxda Real Madrid u aragto bedelka ugu macquulsan ee Sergio Ramos??
(Madrid) 04 Jan 2021. Kooxda kubadda cagta Real Madrid ee ka dhisan caasimadda Spain ayaa la soo warinayaa inay arkootay bedelka…
Read More » -
England
Kooxda Chelsea oo durba xiriir la sameysay badelka tababare Frank Lampard
(London) 04 Jan 2021. Waxay u muuqataa in Chelsea ay ku sii jeedo sida ay ku heli laheyd tababare khibrad leh…
Read More » -
Italy
Cristiano Ronaldo oo dhaafay rikoorkii gooldhalineed ee Pele… (Immisa gool ayuu u baahan yahay si uu u noqdo kan ugu goolasha badan?)
(Turin) 04 Jan 2021. Xiddiga reer Portugal ee Cristiano Ronaldo ayaa ku hogaamiyay kooxdiisa Juventus guushii weyneyd ay kaga gaareen xalay…
Read More » -
England
“Horyaalka Premier League waa mid layaab leh xilli ciyaareedkan.” – Pep Guardiola
(Manchester) 04 Jan 2021. Tababaraha kooxda kubadda cagta Manchester City ee Pep Guardiola ayaa muujiyey sida uu ugu faraxsan yahay guushii…
Read More » -
England
Muxuu ka yiri Frank Lampard guuldarradii ay Chelsea kala kulantay Manchester City??
(London) 04 Jan 2021. Tababaraha kooxda kubadda cagta Chelsea ee Frank Lampard, ayaa xaqiijiyay inaysan u wanaagsaneyn sidii la rabay kulankii…
Read More »