Shaxda rasmiga ah kulanka adage e Kooxaha Chelsea iyo Man City ee horyaalka Premier League oo la shaaciyey

(London) 03 Jan 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka adag Kooxaha Chelsea iyo Manchester City horyaalka Premier League ayaa la shaaciyey.

Kooxda West Chelsea ayaa soo dhaweyn doonta naadiga Manchester City si ay u wada ciyaaraan kulan ka tirsan horyaalka Premier League ee dalka England.

Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ee ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Chelsea iyo Manchester City ee horyaalka Premier League.

SAFAFKA RASMIGA EE LABADA KOOXOOD HALKAAN HOOSE KA EEG:-

Chelsea XI:

Image

Man City XI:

Image

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close