Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha West Bromwich iyo Arsenal ee horyaalka Premier League oo la shaaciyey

(England) 02 Jan 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka adag Kooxaha West Bromwich Albion iyo Arsenal  horyaalka Premier League ayaa la shaaciyey.

Kooxda West Bromwich Albion ayaa soo dhaweyn doonta naadiga Arsenal si ay u wada ciyaaraan kulan ka tirsan horyaalka Premier League ee dalka England.

Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ee ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha West Bromwich Albion iyo Arsenal ee horyaalka Premier League.

SAFAFKA RASMIGA EE LABADA KOOXOOD HALKAAN HOOSE KA EEG:-

West Bromwich XI:

Arsenal  XI:

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close