Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Real Madrid iyo Celta Vigo ee horyaalka La Liga oo la shaaciyey

(Madrid) 02 Jan 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka adag Kooxaha Real Madrid iyo Celta Vigo horyaalka La Liga ayaa la shaaciyey.

Kooxda Real Madrid ayaa soo dhaweyn doonta naadiga Celta Vigo si ay u wada ciyaaraan kulan ka tirsan horyaalka La Liga ee dalka Spain.

Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ee ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Real Madrid iyo Celta Vigo horyaalka La Liga.

SAFAFKA RASMIGA EE LABADA KOOXOOD HALKAAN HOOSE KA EEG:-

Real Madrid XI: Modric, Benzema, Kroos, Courtois, Casemiro, Nacho, Carvajal, Varane, Vazquez, F Mendy, Asensio

Subs: Marcelo, Hazard, Isco, Mariano, Jovic, Odriozola, M. Ødegaard, Valverde, Militao, A. Lunin, Vinicius, Altube

Celta XI: Aspas, Nolito, Mallo, J. Murillo, Araujo, Denis Suarez, R. Tapia, Blanco, Olaza, Santi Mina, Mendez

Subs: Yokuslu, Villar, Aidoo, Beltran, Carreira, José Fontán, Miguel Baeza, Miguel Rodríguez, L. De León, Gabri Veiga

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close