Day: January 2, 2021
-
England
Arsenal oo guul raaxo leh ka soo heshay kooxda West Bromwich oo ay booqatay… +SAWIRRO
(England) 03 Jan 2021. Arsenal ayaa guul raaxo leh ka soo heshay kooxda West Bromwich oo ay ku booqatay garoonkeeda The…
Read More » -
Spain
Real Madrid oo garoonkeeda Alfredo Di Stefano guul kaga gaartay kooxda Celta Vigo… +SAWIRRO
(Madrid) 03 Jan 2021. Real Madrid ayaa garoonkeeda Alfredo Di Stefano guul kaga gaartay kooxda Celta Vigo, kaddib markii ay kaga…
Read More » -
England
“Awoodaha Paul Pogba shaki kuma jiro.” – Bruno Fernandes
(Manchester) 02 Jan 2021. Ciyaaryahanka qadka dhexe kooxda Manchester United ee Bruno Fernandes ayaa difaacay saaxiibkiis Paul Pogba, isagoo xusay in…
Read More » -
Spain
Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Real Madrid iyo Celta Vigo ee horyaalka La Liga oo la shaaciyey
(Madrid) 02 Jan 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka adag Kooxaha Real Madrid iyo Celta Vigo horyaalka La Liga ayaa la shaaciyey.…
Read More » -
England
Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha West Bromwich iyo Arsenal ee horyaalka Premier League oo la shaaciyey
(England) 02 Jan 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka adag Kooxaha West Bromwich Albion iyo Arsenal horyaalka Premier League ayaa la shaaciyey.…
Read More » -
Spain
Koeman oo si RASMI ah u shaaciyey liiska xiddigaha Barcelona uga qeyb galaya kulanka Huesca… (Yaa ka maqan Yaase ku soo baxay?)
(Barcelona) 02 Jan 2021. Tababaraha kooxda kubadda cagta Barcelona ee Ronald Koeman ayaa ku dhawaaqay liiska xiddigaha kooxdiisa uga qeyb galaya…
Read More » -
France
RASMI: Paris Saint-Germain oo shaacisay inay dhameystirtay heshiiska Mauricio Pochettino
(Paris) 02 Jan 2021. Kooxda reer France ee Paris Saint-Germain ayaa maanta oo sabti ah si rasmi aah u shaacisay inay…
Read More » -
England
SHAX laga sameeyey 11-ka ciyaaryahan ee ugu fiican, kuwaasoo wadar ahaan ku qiimeysan 462 milyan oo euro haddana si bilaash ah ku bixi kara xagaaga
(Yurub) 02 Jan 2021. Bilowga sanadka cusub wuxuu la macno yahay bilowga muddada ay ciyaartoyda qandaraaskoodu dhacayo ayna xor u…
Read More » -
England
Goorma ayay Kooxda PSG ku dhawaaqaysaa Macallinkeeda cusub ee Mauricio Pochettino??
(Paris) 02 Jan 2021. Warar goordhow soo baxay ayaa lagu sheegay xilli ay kooxda Paris Saint-Germain ku dhawaaqayso macallinkeeda cusub…
Read More » -
Horyaallada
Kooxaha Barcelona iyo Real Madrid oo farriin ku aaddan sanadka cusub ee 2021-ka isugu jawaabtay barta Twitter-ka
(Madrid) 02 Jan 2021. Haa waa laga yaabaa inay xafiiltamaan, laakiin Kooxaha Real Madrid iyo Barcelona waxay ku mideysan yihiin…
Read More »