Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Man United iyo Aston Villa ee horyaalka Premier League oo la shaaciyey

(Manchester) 01 Jan 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka adag Kooxaha Manchester United iyo Aston Villa horyaalka Premier League ayaa la shaaciyey.
Kooxda Manchester United ayaa soo dhaweyn doonta naadiga Aston Villa si ay u wada ciyaaraan kulan ka tirsan horyaalka Premier League ee dalka England.
Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ee ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Manchester United iyo Aston Villa ee horyaalka Premier League.
SAFAFKA RASMIGA EE LABADA KOOXOOD HALKAAN HOOSE KA EEG:-
Man United XI:
Aston Villa XI:
Gool FM.