Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Man United iyo Wolverhampton ee horyaalka Premier League oo la shaaciyey

(Manchester) 29 Dis 2020. Shaxda rasmiga ah kulanka adag Kooxaha Manchester United iyo Wolverhampton horyaalka Premier League ayaa la shaaciyey.

Kooxda Manchester United ayaa soo dhaweyn doonta naadiga Wolverhampton si ay u wada ciyaaraan kulan ka tirsan horyaalka Premier League ee dalka England.

Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ee ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Manchester United iyo Wolverhampton ee horyaalka Premier League.

SAFAFKA RASMIGA EE LABADA KOOXOOD HALKAAN HOOSE KA EEG:-

Man United XI:

Wolverhampton XI:

Image

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close