Day: December 29, 2020
-
England
Marcus Rashford oo guul ku hoggaamiyay Man United kaddib markii ay ka adkaadeen Wolverhampton… +SAWIRRO
(Manchester) 30 Dis 2020. Marcus Rashford ayaa guul ku hoggaamiyay Manchester United kaddib markii ay kaga adkaadeen 1-0 kooxda Wolverhampton oo…
Read More » -
Spain
Kooxaha Barcelona iyo Eibar oo dhibcaha ku qeybsaday garoonka Camp Nou … +SAWIRRO
(Barcelona) 29 Dis 2020. Kooxaha Barcelona iyo Eibar ayaa dhibcaha ku qeybsaday garoonka Camp Nou, kaddib markii ay ku kala baxeen…
Read More » -
England
Arsenal oo guul dirqi ah ka soo heshay kooxda Brighton oo ay booqatay… +SAWIRRO
(England) 29 Dis 2020. Arsenal ayaa guul ka soo heshay kooxda Brighton & Hove Albion oo ay ku booqatay garoonka The…
Read More » -
England
Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Man United iyo Wolverhampton ee horyaalka Premier League oo la shaaciyey
(Manchester) 29 Dis 2020. Shaxda rasmiga ah kulanka adag Kooxaha Manchester United iyo Wolverhampton horyaalka Premier League ayaa la shaaciyey.…
Read More » -
Spain
Zidane oo si RASMI ah u shaaciyey liiska xiddigaha Real Madrid uga qeyb galaya kulanka Elche… (Yaa ka maqan yaase ku soo baxay?)
(Madrid) 29 Dis 2020. Tababaraha Real Madrid ee Zinedine Zidane ayaa ku dhawaaqay liiska 24-ka xiddig kooxdiisa uga qeyb galaya…
Read More » -
Spain
Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Barcelona iyo Eibar ee horyaalka La Liga oo la shaaciyey
(Barcelona) 29 Dis 2020. Shaxda rasmiga ah kulanka adag Kooxaha Barcelona iyo Eibar horyaalka La Liga ayaa la shaaciyey. Kooxda…
Read More » -
England
Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Brighton iyo Arsenal ee horyaalka Premier League oo la shaaciyey
(England) 29 Dis 2020. Shaxda rasmiga ah kulanka adag Kooxaha Brighton iyo Arsenal horyaalka Premier League ayaa la shaaciyey. Kooxda…
Read More » -
Spain
RASMI: Atletico Madrid oo burburisay heshiiskii Diego Costa uu ku joogay Wanda Metropolitano … (Maxaa sababay?)
(Madrid) 29 Dis 2020. Weeraryahanka Isbaanishka ah ee Diego Costa ayaa si rasmi ah uga tagay kooxda Atletico Madrid kaddib markii…
Read More » -
Horyaallada
Koeman oo si RASMI ah u shaaciyey liiska xiddigaha Barcelona uga qeyb galaya kulanka caawa ee Eibar… (Miyuu ka maqan yahay Messi?)
(Barcelona) 29 Dis 2020. Tababaraha kooxda kubadda cagta Barcelona ee Ronald Koeman ayaa ku dhawaaqay liiska xiddigaha kooxdiisa uga qeyb…
Read More » -
France
RASMI: Kooxda Paris Saint-Germain oo ugu dambeyn xaqiijisay inay cayrisay tababaraheedii Thomas Tuchel
(Paris) 29 Dis 2020. Paris Saint-Germain ayaa ugu danbeyntii xaqiijisay ceyrinta Tababaraheedii Thomas Tuchel ku dhawaad hal isbuuc kaddib markii…
Read More »