Day: December 28, 2020
-
England
Kooxaha Chelsea iyo Aston Villa oo dhibcaha ku qeybsaday garoonka Stamford Bridge… +SAWIRRO
(London) 28 Dis 2020. Kooxaha Chelsea iyo Aston Villa ayaa dhibcaha ku qeybsaday garoonka Stamford Bridge, kaddib markii ay ku kala…
Read More » -
England
Kulankii caawa dhexmari lahaa Kooxaha Everton iyo Manchester City ee horyaalka Premier League oo la baajiyey
(Liverpool) 28 Dis 2020. Waxaa la shaaciyey in kulankii dhexmari lahaa caawa kooxaha Manchester City iyo Everton ee horyaalka Premier…
Read More » -
England
Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Chelsea iyo Aston Villa ee horyaalka Premier League oo la shaaciyey
(London) 28 Dis 2020. Shaxda rasmiga ah kulanka adag Kooxaha Chelsea iyo Aston Villa ee horyaalka Premier League ayaa la…
Read More » -
Italy
“Cristiano Ronaldo waa mid ka mid ah ciyaartoyda ugu fiican adduunka” – Lionel Messi
(Barcelona) 28 Dis 2020. Xiddiga reer Argentina iyo kooxda Barcelona ee Lionel Messi ayaa sheegay in ciyaaryahanka reer Portugal iyo naadiga…
Read More » -
England
Jamie Carragher oo fariin digniin ah u diray Klopp kaddib barbarihii ay Liverpool la gashay West Bromwich
(Liverpool) 28 Dis 2020. Halyeeyga kooxda Liverpool iyo xulka qaranka England ee Jamie Carragher ayaa ka hadlay barbarihii ay xalay Reds…
Read More » -
France
Messi oo si cajiib ah kaga hadlay suurtagalnimada uu Neymar Jr ugu soo laaban karo kooxda Barcelona
(Barcelona) 28 Dis 2020. Xiddiga kooxda Barcelona ee Lionel Messi ayaa shaaca ka qaaday fikirkiisa ku aadan suurtagalnimada uu Neymar…
Read More » -
England
Hector Bellerin oo ku sii jeeda Barcelona & Kooxda Arsenal oo bedelkiisa ka dhex aragta horyaalka Premier League
(London) 28 Dis 2020. Hector Bellerin ayaa la soo sheegayaa inuu ku sii jeedo oo uu u dhaqaaqi doono kooxda Barcelona,…
Read More » -
France
Macallin Mauricio Pochettino oo heshiis horudhac ah la sii gaaray Kooxda Paris Saint-Germain
(Paris) 28 Dis 2020. Macallin Mauricio Pochettino ayaa la soo warinayaa inuu heshiis horudhac ah la sii gaaray kooxda reer…
Read More » -
England
Horudhac: Everton vs Man City… (Labada kooxood oo doonaya inay guulo kala gaaraan xilli ay soo adkaadeen kulammadoodii ugu dambeeyey ee Premier League)
(Liverpool) 28 Dis 2020. Kooxaha Manchester City iyo Everton ayaa labaduba indhaha ku haya inay guulo gaaraan kulanka caawa ee…
Read More » -
England
Horudhac: Chelsea vs Aston Villa… (Blues oo doonaysa inay caawa iska dhaqdo ceebtii ka soo gaartay Gunners)
(London) 28 Dis 2020. Kooxda Chelsea ayaa doonaysa inay ka soo kabato guuldarradii 3-1 ee darbiga London ahayd ee ka…
Read More »