Day: December 27, 2020
-
England
Kooxaha Liverpool iyo West Bromwich oo dhibcaha ku qeybsaday garoonka Anfield… +SAWIRRO
(Liverpool) 27 Dis 2020. Kooxaha Liverpool iyo West Bromwich ayaa dhibcaha ku qeybsaday garoonka Anfield, kaddib markii ay ku kala baxeen…
Read More » -
England
Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Liverpool iyo West Brom ee Premier League oo la shaaciyey… (Yaa ku soo bilowday kulanka ka dhacaya Anfield?)
(Liverpool) 27 Dis 2020. Shaxda rasmiga ah kulanka adag kooxaha Liverpool iyo West Bromwich Albion ee horyaalka Premier League ayaa…
Read More » -
England
Xiddigaha Kooxda Arsenal oo ku kala qaybsamay soo laabashada Mesut Ozil
(London) 27 Dis 2020. Xiddigaha kooxda kubadda cagta Arsenal ayaa la soo warinayaa inay ku kala qaybsameen haddii Mesut Ozil…
Read More » -
England
Kooxda Real Madrid oo diyaar u ah inay u dhaqaaqo soo xero-gelinta xiddig ka tirsan Manchester City
(Madrid) 27 Dis 2020. Kooxda kubadda cagta Real Madrid ee dalka Spain ayaa la soo warinayaa inay xiiseynayso soo xero-gelinta xiddig…
Read More » -
Spain
Iniesta oo ka hadlay fikradda ah in Xavi Hernandez uu tababare u noqdo Barcelona
(Barcelona) 27 Dis 2020. Andrés Iniesta ayaan wax shaki ah ka qabin in saaxiibkiisii hore ee Xavi Hernandez uu maalin uun…
Read More » -
England
Muxuu ka yiri Pep Guardiola guushii ay Man City ka gaartay kooxda Newcastle United??
(Manchester) 27 Dis 2020. Tababaraha Manchester City ee Pep Guardiola ayaa muujiyay sida uu ugu qanacsan yahay guushii ay xalay kooxdiisa…
Read More » -
England
Tababare Mikel Arteta oo ka hadlay guushii ay kooxda Arsenal ka gaartay Chelsea
(London) 27 Dis 2020. Tababaraha reer Spin iyo naadiga Arsenal ee Mikel Arteta ayaa aaminsan in taageerayaasha kooxdooda ay niyadjabsanaayeen isbuucyadii la…
Read More » -
England
Frank Lampard oo dhaleeceeyay ciyaartoyda kooxda Chelsea kaddib guuldarradii Arsenal
(London) 27 Dis 2020.Tababaraha kooxda Chelsea ee Frank Lampard ayaa dhaleeceeyay qaab ciyaareedka ciyaartoyda Blues, kaddib guuldarradii ay xalay kala…
Read More » -
England
Horudhac: Liverpool vs West Bromwich Albion… (Reds oo caawa soo dhoweynaysa Kooxda The Baggies oo aan haysan Kabtankeeda)
(Liverpool) 27 Dis 2020. Kooxda xafidanaysa horyaalka ayaa indhaha ku haysa inay sii joogteyso hoggaanka horyaalka Premier League, marka ay…
Read More »