Day: December 25, 2020
-
Spain
“Waxaan ku riyoodaa seddexleyda taariikhiga ah … iyo koobka Euro.” – Xiddig kooxda Barcelona ah
(Barcelona) 25 Dis 2020. Mid ka mid ah weeraryahanada kooxda Barcelona ayaa shaaca ka qaaday waxa uu doonayo inta lagu gudajiro…
Read More » -
England
Muxuu ka yiri Maguire kooxda Leicester & xiddigooda Vardy ka hor kulankooda bari ee horyaalka Premier League??
(Manchester) 25 Dis 2020. Daafaca Manchester United ee Harry Maguire ayaa sugaya kulanka adag oo ay Sabtida wajahayaan kooxdiisii hore ee…
Read More » -
England
RASMI: Laba ka mid ah xiddigaha Kooxda Man City oo laga helay Korona Fayras
(Manchester) 25 Dis 2020. Kooxda kubadda cagta Manchester City waxay shaacisay in labo ka mid ah xiddigaheeda uu ku dhacay caabuqa…
Read More » -
England
“Waxaan dooneynaa wax badan .. Ujeedkeenuna waa koobab.” – Frank Lampard
(London) 25 Dis 2020. Tababaraha Chelsea ee Frank Lampard ayaa sheegay inuu ku faraxsan yahay horumarka kooxdiisu ay ka sameysay horyaalka…
Read More » -
England
Mid ka mid ah kooxaha waa weyn ee Premier League oo Real Madrid ku ciriirineysa saxiixa Haaland
(Yurub) 25 Dis 2020. Magaca 20 jirka reer Norway ee Erling Haaland ayaa lala xiriiriyay u dhaqaaqistiisa kooxda Real Madrid, maadaama…
Read More » -
England
Ian Wright oo weerar xun ku qaaday qaar ka mid ah daafacyada kooxda Arsenal
(Arsenal) 25 Dis 2020. Halyeeyga kooxda kubadda cagta Arsenal ee Ian Wright ayaa weerar xun ku qaaday daafacyada Gunners ee Sead…
Read More » -
England
Klopp oo ka hadlay xaallada dhaawacyada kooxdiisa ka hor kulanka ay la ciyaari doonaan West Brom
(Liverpool) 25 Dis 2020. Tababaraha kooxda Liverpool ee Jürgen Klopp ayaa qabtay shir jaraa’id oo uu kaga hadlay kulanka West Bromwich…
Read More »