Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Real Valladolid iyo Barcelona ee horyaalka La Liga oo la shaaciyey

(Spain) 22 Dis 2020. Shaxda rasmiga ah kulanka adag Kooxaha Real Valladolid iyo Barcelona ee horyaalka La Liga ayaa la shaaciyey.

Kooxda Real Valladolid ayaa soo dhaweyn doonta naadiga Barcelona si ay u wada ciyaaraan kulan ka tirsan horyaalka La Liga ee dalka Spain.

Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ee ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Real Valladolid iyo Barcelona horyaalka La Liga.

SAFAFKA RASMIGA EE LABADA KOOXOOD HALKAAN HOOSE KA EEG:-

Valladolid XI:

Image

Barcelon XI:

Image

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close