Day: December 20, 2020
-
Spain
Real Madrid oo saddexda dhibcood ka soo qaadatay kooxda Eibar oo ay booqatay… +SAWIRRO
(Spain) 21 Dis 2020. Real Madrid ayaa saddexda dhibcood ka soo qaadatay kooxda Eibar oo ay ku booqatay garoonkeeda Municipal de…
Read More » -
Spain
Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Eibar iyo Real Madrid ee horyaalka La Liga oo la shaaciyey
(Spain) 20 Dis 2020. Shaxda rasmiga ah kulanka adag Kooxaha Eibar iyo Real Madrid ee horyaalka La Liga ayaa la…
Read More » -
England
Man United oo NUS DARSAN goolal ah ku xaaqday Leeds United oo marti ugu aheyd garoonka Old Trafford…+SAWIRRO
(Manchester) 20 Dis 2020. Manchester United ayaa garoonkeeda Old Trafford guul ay u qalantay kaga gaartay kooxda Leeds United, kaddib markii…
Read More » -
England
Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Manchester United iyo Leeds United ee horyaalka Premier League oo la shaaciyey
(Manchester) 20 Dis 2020. Shaxda rasmiga ah kulanka adag Kooxaha Manchester United iyo Leeds United ee horyaalka Premier League ayaa la…
Read More » -
England
Macallin Frank Lampard oo ka hadlay fursadda ay Chelsea ku hanan karto horyaalka Premier League xilli ciyaareedkan
(London) 20 Dis 2020. Macallinka hoggaamiya kooxda Chelsea ee Frank Lampard ayaa kooxdiisa la barbar dhigay hab ciyaareedkii Liverpool ee xilli…
Read More » -
England
ISKA ILLOW AUBAMEYANG, Barcelona oo bartilmaameed ka dhiganaysa xiddig kale oo ka tirsan Arsenal
(Barcelona) 20 Dis 2020. Waxaa bisha soo aaddan la qaban doonaa doorashada xilka madaxweyne ee kooxda kubadda cagta Barcelona, waxaana xilka…
Read More » -
England
Wargeys ka soo baxa England oo baahiyay xilliga Manchester United ay heshiis cusub ka saxiixaneyso Marcus Rashford
(Manchester) 20 Dis 2020. Kooxda Manchester United ayaa dooneysa inay heshiis cusub ka saxiixato weeraryahankeeda haldoorka ah ee Marcus Rashford. Wargeyska…
Read More » -
England
Halyeey kooxda Liverpool ah oo difaacay Mikel Arteta inkastoo ay Gunners ku dhawdahay kaalmaha loogu laabto heerka labaad
(London) 20 Dis 2020. Halyeeyga Liverpool ee Jamie Carragher ayaa difaacay tababaraha reer Spain iyo kooxda Arsenal ee Mikel Arteta, inkasta…
Read More » -
England
Halyeey kooxaha Arsenal iyo Chelsea oo ku dhaleeceeyay Man United lacagtii ay ku bixisay saxiixa Harry Maguire
(London) 20 Dis 2020. Halyeeyga kooxaha Arsenal iyo Chelsea ee William Gallas ayaa ku dhaleeceeyay Manchester United lacagtii ay ku bixisay…
Read More » -
Soomaaliya
Banaadir vs Galmudug: Tartanka maamul Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir oo maanta ka furmaya Muqdisho
(Muqdisho) 20 Dis 2020. Kaddib muddo ay u hilowsanaayeen mucaashaqiinta kubadda cagta tartanka maamul Goboleedka iyo gobolka Banaadir ayaa galabta…
Read More »