Day: December 17, 2020
-
England
Man United oo guul kaga soo gaartay kooxda Sheffield United garoonkeeda Bramall Lane… +SAWIRRO
(England) 18 Dis 2020. Manchester United ayaa guul kaga soo gaartay Sheffield United garoonkeeda Bramall Lane, kaddib markii ay kaga soo…
Read More » -
Wararka
Ka bogo guud ahaan abaal-marinadii la bixiyay ee FIFA The Best 2020
(Zurich ) 17 Dis 2020. Xiriirka kubadda Adduunka ee FIFA ayaa caawa bixiyay abaal-marino kala duwan, ee la gudoonsiiyay shaqsiyaadkii ugu…
Read More » -
Germany
RASMI: Xiddigii ugu fiicnaa sanadka ee abaal-marinta FIFA The Best oo lagu dhawaaqay
(Zurich) 17 Dis 2020. Robert Lewandowski ayaa ku guuleystay abaal-marinta xiddiga sanadka ee FIFA THE BEST, waxaana uu ku guddoomay Magaalada…
Read More » -
Germany
RASMI: Shaxda Kooxda sanadka ee abaal-marinta FIFPro World XI oo si rasmi loogu dhawaaqay
(Zurich) 17 Dis 2020. Waxaa la shaaciyey shaxda sanadka ee FIFPro waxaana looga dhawaaqay abaal-marinnada caawa lagu bixinayo Magaalada Zurich ee…
Read More » -
England
Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Sheffield United iyo Man United ee horyaalka Premier League oo la shaaciyey
(England) 17 Dis 2020. Shaxda rasmiga ah kulanka adag Kooxaha Sheffield United iyo Manchester United ee horyaalka Premier League ayaa…
Read More » -
England
RASMI: Tababarihii ugu fiicnaa sanadka ee abaal-marinta FIFA The Best oo lagu dhawaaqay
(Zurich ) 17 Dis 2020. Macallinka kooxda kubadda cagta Liverpool ee Jürgen Klopp ayaa ku guuleystay abaal-marinta macallinka sanadka ee The…
Read More » -
Germany
RASMI: Goolhayihii ugu fiicnaa sanadka ee abaal-marinta FIFA The Best oo lagu dhawaaqay
(Zurich ) 17 Dis 2020. Waxaa la shaaciyey abaal-marinta Goolhayihii ugu fiicnaa sanadka ee dhanka raga ee abaal-marinnada caawa lagu bixinayo…
Read More » -
Spain
RASMI: Isku aadka afar dhammaadka Supercopa de España oo la sameeyey… (Yaa lagu beegay Kooxaha Real Madrid iyo Barcelona?)
(Madrid) 17 Dis 2020. Waxaa goordhow la sameeyey isku aadka afar dhammaadka Supercopa de España, waxaana Kooxaha Real Madrid iyo…
Read More » -
England
Xiriirka kubadda cagta Ingiriiska oo dacwad ku soo oogay Edinson Cavani… (Imise kulan ayaa la ganaaxi karaa?)
(Manchester) 17 Dis 2020. Xiriirka kubadda cagta Ingiriiska ee FA-ga ayaa dacwad ku soo oogay Weeraryahanka kooxda kubadda cagta Manchester…
Read More » -
France
Maxaa ka soo kordhay wararkii Kylian Mbappe la xiriirinayey Kooxda Real Madrid??
(Paris) 17 Dis 2020. Waxaa la isweydiinayaa waxa ka soo kordhacay wararkii Kylian Mbappe la xiriirinayey Kooxda Real Madrid. Xiddiga…
Read More »