Liverpool, Arsenal, Barcelona, Inter, Juventus, AC Milan, Roma, PSG & Guud ahaan kulammada maanta iyo caawa laga ciyaarayo shanta horyaal ee ugu waa weyn Yurub

(Yurub) 13 Dis 2020. Kulamo ka tirsan horyaallada waa weyn qaaradda Yurub ayaa maanta iyo caawa la ciyaari doonaa, waxaana ka mid ah Premier League, La Liga, Serie A, Ligue 1 iyo Bundesliga dalka Jarmalka.

Liverpool, Arsenal, Barcelona, Inter, Juventus, AC Milan, Roma iyo PSG ayaa ka mid ah kooxaha waa weyn ee maanta illaa caawa ciyaari doona horyaalladooda.

Horyaalka Premier League Arsenal ayaa soo dhoweynaysa Burnley, halka Liverpool ay u safreyso Fulham.

Horyaalka La Liga kooxda Barcelona ayaa garoonkeeda Camp Nou ku soo dhoweynaysa naadiga Levante.

Dhinaca horyaalka Serie A, Kooxaha waa weyn ee Inter Milan, Juventus, AC Milan iyo Roma ayaa kooxo kala duwan la kala ciyaari doona.

Sidoo kale waxaa la ciyaari doonaa kulamo ka tirsan horyaallada Ligue 1 iyo Bundesliga Jarmalka, iyadoo Paris Saint-Germain ay soo dhoweynayso Lyon kulan ka tirsan horyaalka Faransiiska.

Haddaba Halkaan hoose ka eeg guud ahaan kulammada maanta iyo caawa laga ciyaari doono guud ahaan horyaallada waa weyn ee qaaradda Yurub & Saacadaha ay soo geli doonaan:-

ENGLAND – PREMIER LEAGUE

03:00 Galabnimo Southampton vs Sheffield United

05:15 Galabnimo Crystal Palace vs Tottenham Hotspur

07:30 Fiidnimo Fulham vs Liverpool

10:15 Habeennimo Arsenal vs Burnley

10:15 Habeennimo Leicester City vs Brighton & Hove Albion

SPAIN – LALIGA SANTANDER

04:00 Galabnimo Real Sociedad vs Eibar

06:15 Maqribnimo Real Betis vs Villarreal

08:30 Habeennimo Elche vs Granada

11:00 Habeennimo Barcelona vs Levante

GERMANY – BUNDESLIGA

05:30 Galabnimo Augsburg vs Schalke 04

08:00 Habeennimo Bayer Leverkusen vs Hoffenheim

ITALY – SERIE A

02:30 Galabnimo Cagliari vs Inter

05:00 Galabnimo Atalanta vs Fiorentina

05:00 Galabnimo Bologna vs Roma

05:00 Galabnimo SSC Napoli vs Sampdoria

08:00 Habeennimo Genoa vs Juventus

10:45 Habeennimo AC Milan vs Parma Calcio 1913

FRANCE – LIGUE 1

03:00 Galabnimo Nice vs Rennes

05:00 Galabnimo Brest vs Reims

05:00 Galabnimo Lorient vs Nimes

05:00 Galabnimo Nantes vs Dijon

05:00 Galabnimo Strasbourg vs Metz

07:00 Fiidnimo Lille vs Bordeaux

11:00 Habeennimo Paris Saint-Germain vs Lyon

FG: Dhammaan saacadaha aan kor ku soo sheegnay waa xilliga geeska Afrika ama saacadda Soomaaliya.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close