Day: December 13, 2020
-
Spain
Barcelona oo garoonkeeda Camp Nou guul kaga gaartay kooxda Levante… +SAWIRRO
(Barcelona) 14 Dis 2020. Barcelona ayaa garoonkeeda Camp Nou guul kaga gaartay kooxda Levante, kaddib markii ay kaga adkaatay 1-0, kulan…
Read More » -
England
Burnley oo saddexda dhibcood kaga soo qaaday Arsenal garoonkeeda Emirates… +SAWIRRO
(London) 13 Dis 2020. Burnley ayaa saddexda dhibcood kaga soo qaaday Arsenal garoonkeeda Emirates, kaddib markii ay kaga soo adkaatay 0-1,…
Read More » -
Spain
Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Barcelona iyo Levante ee horyaalka La Liga oo la shaaciyey
(Barcelona) 13 Dis 2020. Shaxda rasmiga ah kulanka adag Kooxaha Barcelona iyo Levante ee horyaalka La Liga ayaa la shaaciyey.…
Read More » -
England
Kooxaha Fulham iyo Liverpool oo dhibcaha ku qeybsaday garoonka Craven Cottage… +SAWIRRO
(London) 13 Dis 2020. Kooxaha Fulham iyo Liverpool oo dhibcaha ku qeybsaday garoonka Craven Cottage, kaddib markii ay ku kala baxeen…
Read More » -
England
Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Arsenal iyo Burnley ee horyaalka Premier League oo la shaaciyey
(London) 13 Dis 2020. Shaxda rasmiga ah kulanka adag Kooxaha Arsenal iyo Burnley ee horyaalka Premier League ayaa la shaaciyey.…
Read More » -
England
Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Fulham iyo Liverpool ee horyaalka Premier League oo la shaaciyey
(England) 13 Dis 2020. Shaxda rasmiga ah kulanka adag Kooxaha Fulham iyo Liverpool ee horyaalka Premier League ayaa la shaaciyey.…
Read More » -
Spain
Real Madrid oo qarisay natiijadii ay ku adkaatay kaddib markii ay 31-0 ku dhufatay Koox kale
(Madrid) 13 Dis 2020. Naadiga Real Madrid ayaa dooratay inay qariso natiijadii ay kaga adkaatay kooxda SAD Villaverde San Andres ciyaar dhacday…
Read More » -
England
Diogo Jota oo uu dhaawac soo gaaray iyo muddada uu garoommada ka maqnaan doono
(Liverpool) 13 Dis 2020. Naadiga Liverpool ayaa dhibaato hor leh oo dhanka dhaawacyada ah wajaheysa kaddib markii ay dhibaato soo gaartay…
Read More » -
England
Chelsea oo shan ciyaaryahan suuqa geyneysa bisha Jannaayo & Kepa oo ka mid ah
(London) 13 Dis 2020. Agaasimaha guud ee kooxda Chelsea, marwada lagu magacaabo Marina Granovskaia ayaa mashquul badan gali doonto suuqa bisha Jannaayo…
Read More » -
England
“Markii aadan ogayn waxa gudaha ka socda ha hadlin” – Xiddiga Man United ee Paul Pogba oo aamusnaanta ka baxay
(Manchester) 13 Dis 2020. Ciyaaryahanka khadka dhexe ee Manchester United, Paul Pogba ayaa aamusnaanta ka baxay waxa uuna u jawaabay…
Read More »