Arsenal, Tottenham, AC Milan iyo dhammaan kooxaha ciyaari doona caawa tartanka Europa League

(Yurub) 10 Dis 2020. Waxaa caawa la soo gabagabeyn doonaa wareegga guruubyada ee tartanka UEFA Europa League, iyadoo kooxaha qaarkood ay u dagaallami doonaan sida ay ku soo gaari lahaayeen wareegga 32-da koox.

Haddaba dhammaan kulammada laga ciyaari doono caawa tartankan ayaa u dhacaya sidan:-

GROUP A
PFC CSKA-Sofia vs Roma – 8:55 fiidnimo
Young Boys vs CFR Cluj – 8:55 fiidnimo
GROUP B
Dundalk vs Arsenal – 8:55 fiidnimo
Rapid Wien vs Molde – 8:55 fiidnimo
GROUP C
Bayer Leverkusen vs Slavia Prague – 8:55 fiidnimo
Hapoel Beer Sheva vs Nice – 8:55 fiidnimo
GROUP D
Lech Poznan vs Rangers – 8:55 fiidnimo
Lech Poznan vs Rangers – 8:55 fiidnimo
GROUP E 
PAOK FC vs Granada – 8:55 fiidnimo
PSV Eindhoven vs Omonia Nicosia – 8:55 fiidnimo

GROUP G
Leicester City vs AEK Athens – 11:00 fiidnimo
SC Braga vs Zorya – 11:00 fiidnimo
GROUP H 
Celtic vs Lille – 11:00 fiidnimo
Sparta Prague vs AC Milan – 11:00 fiidnimo
GROUP I
Maccabi Tel Aviv vs Sivasspor – 11:00 fiidnimo
Villarreal vs Qarabag FK – waa la baajiyay
GROUP J
23:00Ludogorets Razgrad vs LASK – 11:00 fiidnimo
23:00Tottenham Hotspur vs Royal Antwerp – 11:00 fiidnimo
GROUP K
Dinamo Zagreb vs CSKA Moscow – 11:00 fiidnimo
Wolfsberger AC vs Feyenoord – 11:00 fiidnimo
GROUP L
Hoffenheim vs Gent – 11:00 fiidnimo
Slovan Liberec vs FK Crvena Zvezda – 11:00 fiidnimo
F.G: Dhammaan saacada ku xusan kulammadan waa xilliga Geeska Afrika.
Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close