Day: December 10, 2020
-
England
Berbatov oo si dadban ugu booriyay Pogba inuu ka tago Man United si uu ugu biiro kooxda…
(Manchester) 10 Dis 2020. Weeraryahankii hore kooxda Manchester United ee Dimitar Berbatov, ayaa si dadban ugu booriyay Paul Pogba inuu…
Read More » -
England
Miyuu Sergio Aguero ku soo bilaaban doonaa kulanka Manchester derby? – Tababare Pep Guardiola ayaa ka jawaabaya
(Manchester) 10 Dis 2020. Macallinka Kooxda Manchester City ee Pep Guardiola ayaa meesha ka saaray in Weeraryahankiisa Sergio Aguero uu…
Read More » -
Spain
Tababare Zinedine Zidane oo qarka u saaran inuu isaga tago Kooxda Real Madrid dhammaadka xilli ciyaareedkan… (Maxay tahay sababtu?)
(Madrid) 10 Dis 2020. Tababare Zinedine Zidane ayaa la soo warinayaa inuu qarka u saaran yahay inuu isaga tago shaqada kooxda…
Read More » -
England
Xulka Belgium oo markale kaalinta koowaad ka soo muuqday & Talyaaniga oo 10-ka sare ku soo biiray qiimeynta billaha xulalka adduunka ee FIFA … (Kaalintee ayuu ku jiraa xulkeenna Soomaaliya?)
(World) 10 Dis 2020. Xiriirka kubadda cagta Adduunka ee FIFA ayaa shaaciyey qiimeynta billaha ah ee kala sarreynta xulalka Adduunka,…
Read More » -
England
Kooxda Manchester United oo go’aan ka gaartay mustaqbalka Paul Pogba… (Miyuu xiddiga reer France baxayaa bisha Janaayo?)
(Manchester) 10 Dis 2020. Kooxda kubadda cagta Manchester United ayaa go’aan ka gaartay mustaqbalka laacibkeeda khadka dhexe ee Paul Pogba.…
Read More » -
France
Neymar oo markale ka hadlay mustaqalkiisa xilli dhowaan uu shaaciyay in isaga iyo Messi ay wada ciyaari doonaan sanadka dambe
(Paris) 10 Dis 2020. Weeraryahanka kooxda Paris Saint-Germain ayaa mar kale qabsaday cinwaannada suuqa kala iibsiga kaddib markii uu ka hadlay…
Read More » -
Champ' League
Wax ka ogow dhammaan kooxaha usoo gudbay wareegga 16-ka tartanka Champions League iyo sida ay isugu aadi karaan
(Yurub) 10 Dis 2020. Waxaa soo dhammeystirmay 16-ka koox ee ka qayb gali doona wareegga 16-ka tartanka Champions League, waxaana kooxaha…
Read More » -
Champ' League
Kylian Mbappe oo garaacay rikoor uu Lionel Messi ka dhigay Champions League
(France) 10 Dis 2020. Waxaa xalay la ciyaaray kulammadii ugu dambeeyay ee tartanka UEFA Champions League wareeggiisa guruubyada, waxaana ciyaarihii la…
Read More » -
England
Arsenal, Tottenham, AC Milan iyo dhammaan kooxaha ciyaari doona caawa tartanka Europa League
(Yurub) 10 Dis 2020. Waxaa caawa la soo gabagabeyn doonaa wareegga guruubyada ee tartanka UEFA Europa League, iyadoo kooxaha qaarkood ay…
Read More »