Day: December 6, 2020
-
England
Liverpool oo garoonkeeda Anfield guul sahlan kaga gaartay kooxda Wolverhampton… +SAWIRRO
(Liverpool) 07 Dis 2020. Liverpool ayaa garoonkeeda Anfield guul sahlan kaga gaartay kooxda Wolverhampton, kaddib markii ay kaga adkaatay 4-0, kulan…
Read More » -
England
Tottenham oo dib ula wareegtay hoggaanka Premier League, kaddib markii ay guul ka gaartay kooxda Arsenal… +SAWIRRO
(London) 06 Dis 2020. Tottenham ayaa dib ula wareegtay hoggaanka Premier League, kaddib markii ay kaga adkaatay kooxda Arsenal 2-0, kulan…
Read More » -
England
Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Liverpool iyo Wolverhampton ee horyaalka Premier League oo la shaaciyey
(Liverpool) 06 Dis 2020. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Liverpool iyo Wolverhampton ee horyaalka Premier League ayaa la shaaciyey. Kooxda Liverpool…
Read More » -
England
Shaxda rasmiga ah kulanka adag ee Kooxaha Tottenham iyo Arsenal ee horyaalka Premier League oo la shaaciyey
(London) 06 Dis 2020. Shaxda rasmiga ah kulanka adag North London derby ee Kooxaha Tottenham Hotspur iyo Arsenal ee horyaalka Premier…
Read More » -
Germany
“Waxaa laga yaabaa inaan sugno 100 sano si aan u aragno dhalashada Messi cusub.” – Lewandowski
(Yurub) 06 Dis 2020. Weeraryahanka reer Poland iyo kooxda Bayern Munich ee Robert Lewandowski ayaa ammaanay kabtanka Barcelona ee Lionel…
Read More » -
England
Manchester United oo heshiis cusub ku abaal-marinaysa Bruno Fernandes… (Imise ayuu Isbuucii ku qaadan doonaa?)
(Manchester) 06 Dis 2020. Kooxda kubadda cagta Manchester United ayaa la soo warinayaa inay heshiis cusub ku abaal-marinayso ciyaaryahankeeda khadka dhexe…
Read More » -
England
Horudhac: Liverpool vs Wolves… (Jurgen Klopp & Nuno Espirito Santo oo isku dheggan kulanka caawa ka dhacaya Anfield)
(Liverpool) 06 Dis 2020. Markii ugu horreysay tan iyo markii loo caleemo saaray horyaalnimada, Kooxda Liverpool ayaa ka hor ciyaari…
Read More » -
England
Horudhac: Tottenham Hotspur vs Arsenal… (Wax waliba oo aad uga baahan tahay kulanka caawa ee North London derby)
(London) 06 Dis 2020. Kulanka North London derby ee Premier League ayaa caawa la ciyaari doonaa, iyadoo Tottenham Hotspur ay…
Read More »