Zidane oo si RASMI ah u shaaciyey liiska xiddigaha Real Madrid uga qeyb galaya kulanka adag ee Sevilla… (Yaa ka maqan yaase ku soo baxay?)

(Madrid) 05 Dis 2020. Tababaraha Real Madrid ee Zinedine Zidane ayaa ku dhawaaqay liiska xiddigaha kooxdiisa uga qeyb galaya kulanka adag Sevilla ee horyaalka La Liga ee dalka Spain.

Real Madrid ayaa ku booqan doonto kooxda kubadda cagta ee Sevilla garoonkeeda Estadio R. Sanchez Pizjuan, waxaana liiska uu ku dhawaaqay macallin Zinedine Zidane ka maqan xiddigo badan oo ay ka mid yihiin Sergio Ramos, Eden Hazard, Valverde, Carvajal, Mariano Diaz iyo Luka Jović.

Halkaan hoose ka eeg liiska xiddigaha Rela Madrid uu ku dhawaaqay tababare Zinedine Zidane kuwaasoo ka qeyb galaya kulanka maanta ay booqanayaan Naadiga Sevilla ee horyaalka La Liga dalka Spain:-

Image

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close