Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha West Ham iyo Man United ee horyaalka Premier League oo la shaaciyey

(London) 05 Dis 2020. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha West Ham United iyo Manchester United ee horyaalka Premier League ayaa la shaaciyey.

Kooxda West Ham United ayaa soo dhaweyn doonta naadiga Manchester United si ay u wada ciyaaraan kulan ka tirsan horyaalka Premier League ee dalka England.

Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ee ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha West Ham United iyo Manchester United horyaalka Premier League.

SAFAFKA RASMIGA EE LABADA KOOXOOD HALKAAN HOOSE KA EEG:-

West Ham XI:

Image

Man United XI:

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close