Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Sevilla iyo Real Madrid ee horyaalka La Liga oo la shaaciyey… (Benzema oo ku bilowday & Ramos oo maqan)

(Seville) 05 Dis 2020. Shaxda rasmiga ah kulanka Sevilla iyo Real Madrid ee horyaalka La Liga ayaa la shaaciyey.

Kooxda Sevilla ayaa soo dhaweyn doonta naadiga Real Madrid si ay u wada ciyaaraan kulan ka tirsan horyaalka La Liga ee dalka Spain.

Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ee ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Sevilla iyo Real Madrid kulankooda horyaalka La Liga ee maqribnimada maanta ka baasmi doona garoonka R. Sanchez Pizjuan.

Los Blancos waxaa safka hore ugu bilowday Benzema & Modric, iyadoo kabtankeeda Sergio Ramos uu seegay kulankan.

SAFAFKA RASMIGA EE LABADA KOOXOOD HALKAAN HOOSE KA EEG:-

Sevilla XI:

Image

Real Madrid XI:

Image

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close